Video:-Cali Geedi oo khudbad ka jeediyay kulanka doodaha Xagaaga Ee Garowe

Mid ka mid ah kuwii ugu qiimaha badnaa Raisal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Pro.Cali Maxamed Geedi,ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka doodaha Xaggaaga.

Cali Geedi oo ah masuul xushmad badan loo hayo,isla markaana noqday ra’isalwasaarihii labaad ee ugu xil haynta dheeraa guud ahaan ra’isalwasaarayaashii dalka soo maray.ayaa kasoo qaybgalkiisa kulanka doodaha Xagaaga waxay uyeeshay Xiiso gaar ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka