Video:-Col.Caare oo iska difaacay eedaymo uga yimid Nuux Taani

Col.Caare waxuu iska difaacay eedayn uga timid Nuux Taani talyaha Ciidamada maamulka Somaliland.

Caare waxuu sheegay in Nuux ku ceeboobay hogaamintii Ciidamada maamulkaas,kadibna fashilkiisa uu rabo in uu marmarsiiyo uhelo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka