Video:-Shirka Gudiyada dastuurka oo ka furmay Garowe

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobodaareed),ayaa shirka dib u eegsita dastuurka si rasmi ah u furay,waxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay miro dhalkiisa.

Shirkan,ayaa socondoona muddo 3-maalmood ah,waxaana loogu doodi doona cutubyada kala ah 10-aad ilaa 15-aad oo ay soo diyaariyeen guddiyada Dastuurka heer Fadaraal,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka