VIDEO: Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ?

Madaxweyne Ku-xigeenkad dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arrimo muhiim ah.

Af-hayeenka Madaxtooyada dowladda Puntland Mudane Jaamac Yuusuf Jaamac (Deprani) ayaa ka warbixinaya.