VIDEO: Kantaroolka Koonfureed ee Garoowe oo loo rarayo meel 15-KM u jirta Magaalada

Dowladda Puntland ayaa Dhagax-dhigtay Bar loo Rari-doono Kantaroolka Koonfureed ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland oo Qiyaastii meel 15 Km jirta la geeyey, kaddib markii uu kobac xoog leh u ku dhacay Magaalada.