Axmed Madoobe oo dalab xasaasi ah u diray Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane. Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ka dalbaday Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo in wada-hadal lagu dhameeyo khilaafka mudada soo jiitamayay ee Jubbaland iyo Dowladda Federaalka.