VIDEO: Puntland oo casriyaynaysa garoonka diyaaradaha Degmada Badhan

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Xuseen Cismaan Lugatoor, oo maanta kormeeray Garoonka Diyaaradaha Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, ayaa sheegay in Dowladdu ay dib u casriyayn doonto Garoonka.