Video:-Talyihii Ciidamada Badda Somaliland ee Sanaag iyo Ciidankiisii oo Puntland isku soo dhiibay

“Rag todobo nin ah oo aniga iyo Gurey ayaa calanka Somaliland ugu horeeyey ka taagay Badhan 2007dii, waxaan moodaynay calan waxaa uu ahaa qoray dab ah oo la yiri guryihiina soo guba, waana qaadan waynay” sidaa waxaa yiri Talyihii Ciidamada Badda Somaliland ee Gobolka Sanaag ee isku soo dhiibay isaga iyo Ciidankiisa Puntland.hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka