VIDEO: Banaan-baxyo looga soo hor-jeedo Xariga Wasiir Janan oo ka dhacay Degaanada Jubbaland

Banaan-baxyo looga soo hor-jeedo shirqoolka iyo afduubka DFS ay u geysatay Wasiirkii Wasaaradda amniga Jubbaland C/rashiid Janaan, ayaa ka dhacay Degaano katirsan Jubbaland.