Video:-Ra’isalwasaaraha itoobiya oo si maqaam sare leh loogu soo dhaweeyay Juresalem

Ra’isalwasaaraha itoobiya,ayaa booqasho taariikhiya ku tagay Srael,waxaana soo dhaweyn maqaamkeedu sareeyo ugu sameeyay Xaafiiskiisa raisalwasaare Natanyahu.

Halkan ka daawo muuqaalka