Beesha Cayr oo waayi doonta kursiga Wasiirnimo isku shaandhaynta soo socota!!

10-casho gudahood waxaa la filan karaa isbadal ku dhaca golaha Wasiirada Fadaraalka.

Wasiirka arimaha dibada waxaa dib loogu celin doona Godaybiirsay oo horay usoo qabtay dhawr jeer.

Wasaarada arimaha gudaha waxaa la siin doonaa markale Habargidir,balse markan beesha Sacad,ayaa lagu qaboojin doonaa madaama beesha Saleebaan loo wado Madaxweynaha Galmudug.

Sida muuqata Beesha Cayr isbdaalkan ay ka dhex muuqdeen waa ku qadi doontaa Ninkii Sabriye ahaana cidlo,ayaa looga tagi doonaa.

Wasaarada Maaliyada waxaa la gayn doonaa Beelweynta Majeerteen,iyadoo arimaha dibadalaga soo kaxayn doono.

Wasiirka arimaha dibada ee xiligan mudane Cawad 10-ka cisho gudahood waxaa laga filayaa in uu ku dhawaaqo iscasilaadiisa hadaanba loogala hormarin.