Xisbiyadda Waddani iyo UCID oo baaq u diray Muuse Biixi [War-saxafadeed]

Hoggaamiyayaasha Xisbiyada Waddani iyo UCID ee Somaliland, oo ku shiray Xarunta Guud ee xisbiga Waddani ayaa cadeeyay Mowqifkooda ku aadan arrimaha Doorashooyinka.