VIDEO: Al-Shabaab oo joojisay dhismaha Garoonka Muqdisho Stadium

Kooxda Al-Shabaab ayaa Joojisay Guud ahaan Dhismaha iyo Dayactirka ay Dowladda Soomaaliya ka Waday Garoonka Muqdisho Stadium, kaddib markii ay ku amartay Shirkadda qaadatay Qandaraaska Dhismaha inay hakiso howsha ilaa amar dambe.