VIDEO: Madaxweyne Karaash oo booqday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska DPL

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland ee caasimadda Garoowe.

Taliyaha qaybta gobolka Nugaal G/Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ka warbixiyey Kormeerka Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.