Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Puntland ?

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Safarka Madaxweynaha, Qaban Qaabada Shirka Maalgashiga, Diyaarinta Siyaasadda Barakacayaasha, Xaaladda Wadooyinka iyo Warbixino kale.