Uk oo ugu deeqday barnaamijyada bini’aadantinimo ee Somaliland lagu fuliyo dhaqaale fara badan

Dowlada Ingiriiska oo saxiixday lacag gaaraysa 31-Milyan oo Yuro,taasoo sanadaha soo socoda wax looga qabanayo xaaladaha bini’aadantinimo ee Waqooyi Galbeed Somaliya ama Somaliland.

Miisaaniyada iyo barnaamijyada horumarineed ee Somaliland waxay garab istaag dhaqaale ka helaan Dowladaha Deeqaha siiya guud ahaan Somaliya.

Dowlada Fadaraalka Somaliya,ayaa Saxiixda dhaqaalaha Somaliland ay ka hesho caalamka.