Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Maaliyada iyo canshuuraha Ee Adis-ababa

Sidaan maantaba idinla wadaagay majiraan wax macno ah oo ka weyn warqad erayo qurxoon lagu soo qoray oo kasoo baxay shirkii Maaliyada iyo Canshuuraha ee Adis-ababa.

Kaliya shirkan cida xoogaa macno uu ulahaa waxaa lagu tilmaami karaa Jubaland oo ka qaybgalkiisa ay u ahayd fursad bilow aqoonsi oo uu helay maamulka cusub ee dhawaan la doortay.

Halkan ka akhriso