VIDEO: Puntland oo beenisay inay xirtay Radio Daljir

????????????????????????????????????

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw-cismaan ayaa beeniyay warar sheegaya in la xiray Xarunta Radio Daljir ee Boosaso.

Xeer ilaaliyaha ayaa Sheegay in Labo maalmood Gudahood ay Maxkamadda ku horyimaadaan labo suxufi oo Ay waaran u jartay Maxkamaddu, Haddii ay ku imaan waayaanaa si qasab ah lagu soo qaban doono.