Video+Sawiro:-Wax badan ka ogow halka ay marayso dhismaha Dekeda Garacad

Dekeda Garacad oo noqon doonta mida ugu weyn Somaliya,ayaa 20-ka bishan la bilaabayaa shaqadii ugu danbaysay ee gudaha Badda laga qaban lahaa.

Sep 2021 waxay noqon doontaa maalinta xariga lagavjari doono Dekeda muhiimka ah ee Garacad Puntland Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka