VIDEO: Axmed Karaash oo soo xiray Qorista Buugaagta Dugsiyada Hoose ee Puntland

Madaxwayne ku Xigeenka Puntland ayaa soo Xiray Qorista Buugaagta Dugsiyada Hoose ee Puntland oo muddo bilo ah la qorayay, isagoona sheegay Madaxwaynuhu in Dawladdu gacan ka gaysanayso daabicista Buugaagta uuna Amray madaxda Wasaaradda in ay daabacaan Buugaagta.