Video:-Warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii Maalgashiga Ee Garowe

Shirka Maalgashiga Puntland oo seddexdii cisho ee ugu dambeeyay ka socday Garoowe ayaa soo xirmay maanta gelinkii dambe waxana lagaga dhawaaqay Ballanqaadyo Maalgashi seddexda sanno ee soo socota,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka