Madaxtooyada Puntland oo ku dhawaaqaysa isbadalka Agaasimayaasha Guud

Madaxtooyadu waxay shaacin doontaa Agaasimayaasha cusub ee Wasaaradaha Puntland.


Ilaa iyo hada Agaasimayaasha tagaya ee xogtoodu isoo gaartay,waxaa ka mid ah..


1.Agaasimaha hay”ada sirdoonka Pisa.
2.Agaasimaha Warbaahinta Dowlada Puntland
3.Agaasimaha Wasaarada qorshaynta.
4.Agaasimaha Wasaarada Duulista .
5.Agaasimaha Wasaarada Amniga.
6-Kaluumeysiga
7-Arimaha gudaha
8-Dekedaha
9-Waxbarashada
10-Xanaanada xoolaha.
11- Caafimaadka.


Agaasimayaasha imaan doona,waxaa xogtoodu isoo gaartay oo aan ka xusi karaa…


1.Agaasimaha Sirdoonka Pisa oo loo dhiibi doono Mukhtaar Jeyte oo beel ahaan kasoo jeeda Reer Maxamuud,qaybna ka ahaa olalihii doorashada ee Madaxweyne Deni.


2.Agaasimaha hay”ada shaqaalaha rayidka ah oo loo dhiibi doono Cabdinaasir Biixi Soofe oo horay u ahaa agaasimihii Madaxtooyada Puntland,waxuuna beel ahaan kasoo jeeda Cumar Maxamuud.


3.Agaasimaha Hay”ada Wadooyinka oo loo dhiibi doono Nin Eng-ah oo uu san ii saxnayn magaciisa oo sadexan,kasoo jeeda beel ahaan Cumar Maxamuud.

Xogtan waxbaa iska badali kara….