Puntland oo cambaareysay xayiraada socdaal ee ay DFS saartay Madaxweyne Sh. Shariif (Akhriso)

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay cambaaraynaysaa Xayiraadda Socdaal ee DFS ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed.