VIDEO: Dr. C/weli Gaas “Madaxtinimada Soomaaliya mar dambe dooni maayo”

Madaxweynihii Hore ee Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siinayay VOASomali, ayaa yiri “Sideedaba nin xil doonaya oo raba inuu Madaxweyne noqdo ama jago sare gaaraa, hade Buug ma qoro haduu Buug qorona waxyaabaha qaarkood ma sheego, marka anigu Buug baan qoray wax walbana waan sheegay, marka uma eki nin u tartamaya Madaxweynanimo”