VIDEO: Xasan Sheekh oo si kulul u eedeeyay Madaxda DFS

Madaxweynihii Hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay xayiraadii DFS shalay saartay Madaxweynihii DKMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed.