LIVE: Madaxweyne Deni oo ka qeyb-galaya kulan su’aalo lagu weydiinayo

Waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland haatan ka socda kulan u dhexeeya Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni iyo Shacabka Boosaaso, kaas oo Madaxweynaha lagu weydiinayo Su’aalo.