Madaxweynaha Jubbaland oo cadeeyay sababta ay u diideen Shirka Muqdisho

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa diiday in ay ka qeyb gasho shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya, Waxayna ku eedaysay in dowladda federaalku baalmartay dhammaan shuruucdii iyo xeerarkii dalka u yaalay.