Wax badan ka ogow arimo dhacay xiligii usocday shirka Muqdisho Ee fashilmay

Somaliya waa Somaliland oo horay maqnayd.

Puntland oo ka biyo diiday siyaasadda gurracan ee Villa Somaliya.

Jubaland oo iyadana ku maqan faragelintii ay diiday.

Galmudug oo aan joogin isla markaasna aan maqnayn.

Laba maamul ,ayaa soo haray si waji gabaxu u yaraado ayaa la soo fariisiyey Gobolka Banaadir .

Sidaas waxaa meesha uga baxay siyaassadda wadaagga
Amniga oo muhiim ah.

Shirku markuu bilowday,waxaa weerar lagu ekeeyay Ballidoogle iyo Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ahaa goobo aan horay loo hawaysan karin.

Somaliya waxay ubaahan tahay Siyaasad wadaag ah.