Xasan Sheekh “Shirka socda waxay cadeenaysaa kala qob-qobka ummuda Soomaaliyeed” (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladu isku koobtay siyaasadda dalka., taas oo ay cadeyn u tahay Shirkii Muqdisho ka dhacay.

“Haddii dowlad goboleed xil ka banaanaado waxa ay u dirtaa wasiir taageersan xilalka kalena waxa ay u dirtaa dowladu shaqaalaha xafiisyadooda.”ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.