Furitaanka fadhiga Baarlamaanka Fadaraalka oo laga yaabo in uu baaqdo

Caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu ku beegan yahay 9-ka bisha sida xogtu igu soo gaarayso.

Sidoo kale furida fadhiga Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa ku aadan 9-ka bisha,balse waxay ubadan tahay in uu ubaaqdo kooram la”aan.

Xildhibaano ka badan 60-xubnood,ayaa ka qaybgali doona caleema saarka Axmed Madoobe.

Villa Somaliya ayay tanina ku tahay naxdin kale,waxaana caawa laga soo sheegaya in Tacsi looga fadhiyo.

Jibril Qoobey.