Wasiir Cawad oo ku dhawaaqay inay ku guul-dareysteen Safarkii Boosaaso (VIDEO)

Wafdigii Wasiiradda ahaa ee ka socday DFS oo dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho ayaa Cadeeyay ineysan Puntland isku waafaqin Arimaha Doorashada Jubbaland iyo Aqoonsigeeda, Waxeyna Sheegeen iney Arintaasi weli ku kala aragti duwanyihiin, Kuna adkeysteen Aqoonsiga Doorashadii Axmed Madoobe.

Dhanka kale, Wasiirka Arimaha Dibadda ayaa sheegay iney ku guuleysteen in la soo celiyo Xiriirkii ka dhaxeeyay Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedka Puntland.