Madaxweyne Deni oo magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Sweden (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska MadaxweynahaDowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Cabdicasiis Cilmi Birjeeb loogu magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Sweden.