Video:-582-Arday oo sanadkan ku biiray Jaamcada Culuumta Caafimaadka Ee Bosaso

Maamulka Jaamacadda Culuumta Caafiimadka ee magaladda Bosaaso,ayaa xaflad soo dhaweyn ah usameeyey 582-arday oo ku soo biiray sanad jamacadeedka Jaamacada Culuumta .

Xaflada soo dhaweynta Ardayda,waxaa ka qaybgalay maamulka Gobolka Bari iyo masuuliyiin kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka