Soomaali u tartamaysa Doorashooyinka Canada oo Bilowday

Dalka Canada waxaa ka billowday codeyta hordhaca ah ee doorashada federaalka taasoo socon doonta ilaa Isniinta.

Murashixiinta waxaa kamid ah kuwa Soomaali-Canadian ah oo ka sharraxan gobollada Ontario iyo Alberta. Doorashada ayaana u muuqata mid aad u adag.