VIDEO: Khudbadii Madaxweynaha Jubbaland ee Caleema-saarkiisa

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Xafladda Caleema-saarkiisa, isagoona baaq u diray Madaxda Dowladda Federaalka iyo Siyaasiyiinta.