Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo loo qabtay madaxdii kasoo qaybgashay caleema saarka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa xalay ka qayb-galay munasabad sagootin ah oo loo sameeyey madaxdii ka qeyb-gashay caleema-saarka madaxweynaha Jubbaland.