Video:-Madaxweynayaashii hore Ee Somaliya oo dib ugu laabtay Muqdisho

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shiikh shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh, ayaa si wadajir ah xariga uga jaray qaybo Cusub oo lagu kordhiyay Madaxtooyada Jubbaland.

Sidoo kalena Geedka Nabada ku beeray Xarunta Madaxtooyada ka hor intaysan dib ugu anba bixin Magaalada Muqdisho.

Madaxweynayaashii hore,ayaa qayb ka ahaa madax ka kala timid gudaha Somaliya iyo Dowladaha dariska ah oo kasoo qaybgalay caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka