Video:-Xaalufiyayaal Deegaan oo Puntland ay gacanta ku dhigtay

Taliska Ciidanka iyo Wasaaradda deegaanka Puntland,ayaa magaalada Garowe ku soo bandhigay dhowr iyo toban Gaari oo lagu soo qaqabtay xaalufin Deegaan gaar ahaan jarista dhirta iyo shidista dhuxusha,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka