Mid ka mid ah ilaalada Madaxtooyada Puntland oo Ugeeriyooday…

Afar ka mid ah ilaalada Madaxtooyada Puntland,gaar ahaan qaybta Qardho,ayuu Daad ku qaaday Yalho.

Gurmad deg-deg ah oo gaaray kadib waxaa lasoo badbaadshay 3-Askari,waxaana Biyuhu latageen Askari iyo Gaarigii ay wateen Askartu.