Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad “Ninkii raba in laab la kac wax ku taageero marka hore Xamar ha tago”+VIDEO

Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlayay Shir ay duleedka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni iyo Isimada, Nabaddoonada iyo Waxgaradka Gobalka Bari, ayaa ka hadlay xaalada guud ee Soomaaliya iyo dhawaqa Isimadda Puntland ee ku aadan in Madaxweynuhu wada-hadal la galo Madaxda Dowladda Federaalka.