Gudoomiyaha Gobolka Bari oo la magacaabayo


Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ay ubadan tahay in loo magacaabo Cabdisamad Abwaan.sida xogo lagu kalsoonaan karo sheegayaan.

Abwaan,ayaa badali doona Dhado oo mudo soo ahaa Gudoomiyaha Gobolka,balse hada xanuunsan.

Cabdisamad Abwaan waxuu horay usoo noqday Wasiir Dowladii Madaxweyne Cadde rabi ha unaxariistee.

Mudooyinkan danbe waxuu ku noolaa Abwaan dalka imaaraadka Carabta,waxaa lagu tilmamaa Nin degan oo hogaamin leh.