Fiqi Abdinaasir oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe+VIDEO

Fiqi Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe.

Soo dhaweynta Fiqiga waxaa ka qayb-galay qaarka mid ah Golaha Xukuumada Puntland,gudoomiye kuxigeenka Barlamaanka Puntland,maamulka gobolka nugaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.