Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Labadiisa ku-xigeen+Akhriso

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Talaado 22 Oktoobar 2019 wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen.

-Mudane Maxamuud Sayyid Aden – Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland.

-Mudane C/qaadir Xaaji Maxamuud – Madaxweyne Kuxigeenka 2aad ee Jubbaland.