Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarun weyn ka dhisanaysa Gaalkacyo+VIDEO

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha wakiiladda iyo Maamulka Gobolka Mudug ayaa magaaladda Gaalkacyo ka dhagax-dhigay dhisme wasaaradda Caafimaadku ku yeelanayso magaaladaasi.