C/risaaq Cartan oo loo magacaabay Madaxa Xog-uruurinta ee WCDPL+Akhriso

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawlada Puntland ayaa Cabdirisaaq Mohamed Cartan u magacaabay Madaxa xog ururinta iyo maaraynta xogta Caafimaadka ee Wasaarada Caafimaadka Puntland.