Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Bari oo bilaabay kormeer+VIDEO

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed ayaa kormeer ku sameyey qaar kamida Xarumaha Dowlada ee Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.