Xog-hayaha Guud ee Urur Gobaleedka IGAD oo la magacaabay+Akhriso

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa u magacaabay Xoghayaha Guud ee IGAD Workneh Gebeyehu, waxaana sidoo kale xilka Guddoomiyenimada IGAD lagu wareejin doonaa Kenya.

Kursiga Xoghayaha Guud ee IGAD ayaa waxaa dooneysay inay qabato Soomaaliya, waxaana u sharaxnaa Wasiirkii hore ee Arimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye.

Workneh Gebeyehu ayaa horay usoo noqday Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya.