Hailemariam Desalegn oo ka hadlay xaalada Itoobiya iyo Hoggaanka R/wasaare Abiy+VIDEO

Ra’iisulwasaarihii Hore ee Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka hadlay Is-bedelada uu waddo Ra’iisulwasaare Abiy Ahmed oo xafiiska kala wareegay, dhacdooyinkii ka dhacay Itoobiya Sanadihii ugu dambeeyay iyo raadadkii ay uga tageen Kalitalisyadii soo hoggaamiyay Dalkaas.