Maamulka iyo Nabaddoonada Gobalka Nugaal oo jawaabay Xil. Cawil+VIDEO

Nabadono ,Cuqaal iyo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo shirjaraa’id ku qabtay Garowe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay wixii maantay ka dhacay Barlamaanka Puntland iyo qaabka su’aalaha loo waydiiyay Madaxweynaya Puntland.