VIDEO: Xildhibaano sheegay inay Dastuurka la tiigsan doonaan Madaxweyne Deni

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe, ayaa sheegay in ay Madaxweynaha la tiigsan doonaan Dastuurka .